Maxay Kawada Hadleen Boqor Buurmadaw Iyo Musharax CIRO Kulan Ku Dhexmaray Itoobiya…?
Boqorka Cismaan Aw Maxamuud Maxamed (Buurmadow) oo kamid ah madax dhaqameedka ugu miisaanka culus geyiga Soomaalidu degto, iyo Murashaxa Xisbiga xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa kulan ku yeeshay Magaaladda Addis Ababa ee caasimadda Waddanka Itoobiya.
Sidhab ah looma oga qodobada ay kawada hadleen labadan masuul, balse xogaha ay heleyso shabakada Hadhwanaagnews ayaa sheegaya in labada masuul kawada hadleen xaalada siyaasadeed ee Somaliland wakhtigan ku sugantahay, taasi oo ka dhalatay khilaaf ka taagan doorashooyinka Somaliland.
Boqor Buurmadaw ayaana kamid ah dadka sida adag udhaliila siyaasada Muuse Biixi oo isagoo dhawr jeer sheegay in Muuse ubaahanyahay in laga qabto dalka.