GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
MAXAAD KALA SOCOTAA QAABKII AY SHALI U BURBUREEN GOOBIHII QARAXYADA KA DHACEEN EE MAXAAS .
Qaraxyaddii shalay ka dhacayย maxaas waxa eey sameeyn u keeneen goobihii u dhawaaย kuwaas oo laga dareemaayo sawirka kor ka muuqdo qaabka eey u burbureen dhismayaashii ka agdhawaa goobaha uu qaraxa ka dhacay.
Dadka ku nool maxaas waxa eey aad ugu murugeeysan-yihiin falalkii bahalnimadda ahaa ee shali ka dhacay dagmadda .
Waxaa kaloo sameeynย ku yeeshay dadkii laga kaxeeystay shali maxaas kadib weerarkii bahalnimadda ahaa ay geeysteen Argagixisada alshabaab .