Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. MASUULIYIINTA JAAMACADA QABRIDAHAR OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY GUDIGA SARE EE JAAMACADDA.
 MASUULIYIINTA JAAMACADA QABRIDAHAR OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY GUDIGA SARE EE JAAMACADDA.
Wararka

MASUULIYIINTA JAAMACADA QABRIDAHAR OO CASHO SHARAF U SAMEEYAY GUDIGA SARE EE JAAMACADDA.

by Fitaah Diinle January 1, 2023 15 0 Comment

AA

Munaasibaddan casho-sharafta ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiru dawlaha wasaaradda ganacsiga JDFI ahna guddoomiyaha guddiga sare ee jaamacadda Qabridahar, Madaxwaynaha Jaamacadda, madaxweyne ku-xigeennada, maamulka iyo macalimiinta.

Casho-sharaftan oo si meeqaam sare ah loosoo diyaariyay ayaa waxay gunaanad u ahayd shir socday muddo 4 cisho ah oo ay ujeedadiisu ahayd sidii aqoonyahanka dalka gaar ahaan ka jaamacadda Qabridahar ay dhismaha dalka uga qaybqaadan lahaayeen.

Sidoo kale maamulka iyo guddiga sare ee jaamacadda ayaa dhir-beeris ka sammeeyay gudaha jaamacadda.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 41

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.