Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. MASHAARIICYADA GOBALKA SOOL OO LA SOO BANDHIGAY .
 MASHAARIICYADA GOBALKA SOOL OO LA SOO BANDHIGAY .
Wararka

MASHAARIICYADA GOBALKA SOOL OO LA SOO BANDHIGAY .

by Fitaah Diinle December 8, 2022 18 0 Comment

AA

Guddoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Sool Maxamed Aadan Cumar oo uu weheliyo Isuduwaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ee gobolkaasi ayaa saaka soo kormeeray Mashaariicdii sannadkan ay Xukumadu ka hirgalisay Gobolka Sool.

Ujeedada kormeerkan oo la xidhiidha Dabagal iyo kor-joogtayn ay ku samaynayeen sida ay u qabsoomeen ama u socdaan waxa ay soo mareen mashaariicaha dhisme ee kala ah

Dhismaha Madax-tooyada Gobolka oo socota
Dhismaha Bangiga Dhexe ee Laas-caanood.
Dhismaha lagu kordhinayo Jaamacada Nugaal.
-Dhismaha Cusbitaalka Dhimir-ka ee Laascanood .
Dhismaha Ciidanka Deb-demiska Laascaanood.

Dhammaan goobahaas kala duwan ee ay mareen Labadaas masuul waxa ay kula kulmeen isla – markaana warbixino ka dhagaysteen masuuliyiintii gacanta ku haya.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.