Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Markasta Waxaan Islahaa Messi Ayaa Ka Fiican Ronaldo Laakiin…
 Markasta Waxaan Islahaa Messi Ayaa Ka Fiican Ronaldo Laakiin…
Cayaaraha

Markasta Waxaan Islahaa Messi Ayaa Ka Fiican Ronaldo Laakiin…

by Raad Raac January 11, 2023 25 0 Comment

AA

Weeraryahanka laga caydhiyay kooxda Al Nassr ee Vicent Aboubakar ayaa hadal gantaal ah kusii ganay kooxdaas oo u caydhinaysa sababta saxeexeeda cusub ee Cristiano Ronaldo.

Al Nassr ayaa kansashay heshiiska Aboubakar si ay u diiwaan galiyaan Cristiano maadaama sharciga horyaalka Sucuudigu dhigayo in koox kasta ugu badnaan siddeed ciyaartoy oo ajaanib ah haysan karto.

Haatan wargeyska Mundo Deportivo ayaa soo xigtay hadal uu Aboubakar ku tuuray Al Nassr kahor bixitaankiisa oo uu ugu horreyn soo wariyay NTV Sport isagoo sheegay inuu aaminsanaa in Lionel Messi ka fiican yahay Ronaldo balse uu midaas sii xaqiiqsaday kaddib markii uu kabtanka Portugal la tababartay.

“Waxaan markasta islahaa Messi ayaa ka fiican Ronaldo laakiin kaddib markii aan tababar la qaatay waxaan ogaaday inaan saxsanaa” ayuu yidhi Aboubakar sida NTV Sports lagu sheegay.   30 sano jirkaas ayaa 34 kulan u ciyaaray Al Nassr tan iyo markii uu kusoo biiray sanadkii 2021 isagoo 12 gool usoo dhaliyay mudadaas. Aboubakar ayaa kaddib kansalida heshiiskiisa lala xidhiidhinayaa kooxda Besiktas oo u doonaysa bedelka Wout Weghorst oo Man United kusii jeeda.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.