Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗲𝗸𝗲𝗱𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮d

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. Markabkii ugu Waynaa uguna Dheeraa oo Markii ug u Horraysay ku soo Xidhay Dekeda Berbera…
 Markabkii ugu Waynaa uguna Dheeraa oo Markii ug u Horraysay ku soo Xidhay Dekeda Berbera…
Wararka

Markabkii ugu Waynaa uguna Dheeraa oo Markii ug u Horraysay ku soo Xidhay Dekeda Berbera…

by Raad Raac December 19, 2022 5 0 Comment

AA

Mid ka mid ah Maraakiibta ugu waawayn caalamka  ee  qaada Containers-ka  ayaa shalay  ku soo xidhay Dekedda Caalamiga ee Magaalada Berbera.

Markabkan ku soo xidhay Dekeda Berbera oo ah  nooca qaada Containers-ka  ayaa Dhererkiisu Dhanyahay 328-Mitir Magaciisu Yahay M/v Apl Newyor Loa.

Maareeyaha Hay,adda Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilaahi ayaa sheegay inay tahay markii ugu horraysay ee Markab dhererkiisu dhanyahay 328 Mitir uu ku soo xidho Dekeda Berbera,

Eng Siciid  Xasan Cabdilaahi oo ka hadlayay  Markabka ku soo xidhay Dekedda Berbera.Waxa uu yidhi”Waa Maalin taariikhiya markabkii ugu weynaa ee abid   ku soo xidha Dekeda Berbera ayaa Maanta (shalay) Dekeda Berbera,kusoo xidhay.markabkaas oo dhererkiisu yahay 328 Mitir in badan ayaanu ka shaqaynaynay  in hawshani hirgasho.tacab badan dabadeed Maadaama oo ay ku qanceen Maraakiibta waaweyni isbedelka aanu ku samaynay Dekeda Berbera  in ay ku soo xidhaan.waxaanu qaadayaa 10 kun oo Koontiinar,waxaanan u mahadnaqayaa cid kasta oo ka qayb qaadatay oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.waxaanan rejaynayaa in markabka ku xigaana kan sii waynaan doono.”.

Sidoo kale Masuul ku hadlay Shirkada Dp World ayaa sheegay in sharaf u tahay shirkad ahaan in Dekeda Berbera uu ku soo xidho Markabkan ka mida Maraakiibta waawayn ee caalamka u kala goosha.waxaana uu tilmaamay in Shirkad ahaan ay ku dadaalayaan in Dekeda Berbera la jaan qaado dekedaha Caalamka.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 23

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.