Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. MANCHESTER UNITED OO LA SOO WAREEGI RABTO CIYAARIYAHAAN HORI UGU CIYAARAY CHELSEA IYO ARSENAL.
 MANCHESTER UNITED OO LA SOO WAREEGI RABTO CIYAARIYAHAAN HORI UGU CIYAARAY CHELSEA IYO ARSENAL.
Cayaaraha

MANCHESTER UNITED OO LA SOO WAREEGI RABTO CIYAARIYAHAAN HORI UGU CIYAARAY CHELSEA IYO ARSENAL.

by Fitaah Diinle January 4, 2023 6 0 Comment

AA

Weeraryahanka AC Milan Olivier Giroud ayaa lagu soo waramayaa inuu si lama filaan ah ugu noqday kooxda Man United.

Erik ten Hag ayaa suuqa ugu jira weeraryahan cusub ka dib markii Red Devils ay iska fasaxday Cristiano Ronaldo dhamaadkii bishii November sabab la xidhiidha waraysi muran badan dhaliyay oo uu bixiyay.

United ayaa si xoogan loola xiriirinayay weeraryahanka Cody Gakpo, laakiin xiddiga ayaa ku biiray kooxda Liverpool kadib markii ay Reds si deg-deg ah u dhamaystirtay saxiixa xiddiga.

 

 

 

Xiddiga Joao Felix ee Atletico Madrid ayaa lala xidhiidhinayay maalmihii ugu dambeeyay laakiin Kooxda reer Spain ayaa dalbatay lacag dhan 21 milyan si ay amaah ugu fasaxdo xiddiga taas oo keentay in ay isaga baxdo baacsigiisa.

Sida laga soo xigtay The Times, Man United ayaa haatan ka fikiraysa inay u dhaqaaqdo xiddigii hore ee kooxaha Arsenal iyo Chelsea ee Giroud.

36-sano jirkaan ayaa dhaliyay 105 gool 253 kulan oo uu u saftay Gunners intii u dhaxeysay 2012 iyo 2018, ka hor inta uuna u dhalin 39 gool 119 kulan 2 sano oo uu joogay chelsea.

Giroud ayaa kadi tagay Chelsea xagaagii 2021 waxana uu ku biiay Ac Milan oo uu u dhaliyay 23 gool 57 kulan oo uu u ciyaaray tartamada oo dhan.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.