Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Somaliland oo Dacwad ka Gudbisay Kooxo Abaabulan oo Hurinaya Xaaladda Laascaanood….

Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka Dib Markii Denmark Lagu Gubay Kitaabka Quraanka Ah…

Somaliland Oo Shaacisay Arrin Halis Ku Ah Shacabka…

Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka Ka Furmaya Laascaanood…

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. MANCHESTER UNITED OO KU JEES-JEESTAY CIYAARYAHAAN KU SOO BIIRAY KOOXDA LIVERPOOL
 MANCHESTER UNITED OO KU JEES-JEESTAY CIYAARYAHAAN  KU SOO BIIRAY KOOXDA LIVERPOOL
Cayaaraha

MANCHESTER UNITED OO KU JEES-JEESTAY CIYAARYAHAAN KU SOO BIIRAY KOOXDA LIVERPOOL

by Fitaah Diinle January 22, 2023 3 0 Comment

AA

Taageerayaasha kooxda Manchester United ayaa barta Twitter-ka u adeegsaday si ay ugu jees-jeesaan saxeexa cusub ee kooxda ay xifaaltamaan ee Liverpool ee Cody Gakpo.

Gakpo ayaa mudo dheer lala xidhiidhinayay Manchester balse Reds ayaa markaliya saxeexiisa dhammeeyay, xiddiga Dutch-ka ah ayaa afar kulan oo uu ilaa haatan ciyaaray aan wax saamayn ah yeelan.

23 sano jirkaas heshiiska 44-ka Milyan ee pound ah ugu soo wareegay Liverpool ayaa qaab adag ku bilawday nolosha Anfield.

Kaddib bandhig kale oo aan wanaagsanayn oo uu ka sameeyay barbardhacii kooxdiisu shalay la gashay Chelsea ayay taageerayaasha United jeexjeexeen Gakpo.

Halkan hoose kaga boggo faalooyinka ay qaar kamida jamaahiirtaasi ka dhiibteen bandhigyada Cody Gakpo:

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Somaliland oo Dacwad ka Gudbisay Kooxo Abaabulan

by Raad Raac January 28, 2023 3

Daladda Ururrada Qurbe-joogta Reer Somaliland, ayaa Baaq ka soo saaray Xaaladda ka taagan Magaalada

Wararka

Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka

by Raad Raac January 28, 2023 1

Wasaaradda arrimaha debedda ee dalka Turkiga ayaa u yeedhan danjiraha Denmark ee dalkeeda fadhiya,

Wararka

Somaliland Oo Shaacisay Arrin Halis Ku Ah

by Raad Raac January 28, 2023 3

Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayaa shaacisay arrin halis ku ah shacabka Somaliland oo daawooyinka la

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.