WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022
MANCHESTER CITY OO LA KULANTAY GUUL DARRO AYSAN FILANEEYNIN
Man City ayaa xalay ka hartay tartanka EFL Cup-ka ka dib guul darro ay kala kulmeen kooxda Southampton kuwaasi oo laba gool ku garaacay
Guul daradaas marka laga yimaado labaย dhacdo oo aan wacneyn ayaa laga diiwan giliyay dhanka Man City iyo tababare Pep .
Dhacdada koowaad ayaa ah in wax laad toos ah aysan ciyaartooyda Man City ku sameyn goosha kooxda Southampton 90-kii daqiiqo ee ciyaarta waxa ayan taasiย muujineysaa in City kulankaas xalay si weyn uga fogaayeen heerkii lagu yaqiinay.
Tan labaad ayaa ah in tababare Pepย uu la kulmay guul daradiisa ugu horeeysay ee wareegga 8-da koob kasta oo maxali ahย guud ahaan aayihisa tababaranimoย .