Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Manchester City Oo Garoonkeeda Ku Dubatay Liverpool Una Soo Gudubtay Wareega Sideed Dhamaadka..
 Manchester City Oo Garoonkeeda Ku Dubatay Liverpool Una Soo Gudubtay Wareega Sideed Dhamaadka..
Cayaaraha

Manchester City Oo Garoonkeeda Ku Dubatay Liverpool Una Soo Gudubtay Wareega Sideed Dhamaadka..

by Raad Raac December 23, 2022 7 0 Comment

AA

Manchester City ayaa buukimatay booskeeda wareega sideed dhamaadka Carabao Cup ka dib markii ay 3-2 kaga badiyeen kooxdii difaacaneysay koobkaan ee Liverpool kulan aad u xiiso badnaa oo labada kooxood ku dhexmaray Etihad Stadium.

Goolal ay kala dhaliyeen Haaland, Mahrez iyo Ake ayay Man City guusha ku xaqiijisatay halka Liverpool ay labo jeer ciyaarta ku soo celiyeen Carvalho iyo Mohamed Salah.

Kooxda Manchester City ayaa si carcar leh ku bilaabatay ciyaarta iyadoo daafacyada Liverpool ay xal u heli waayeen Erling Haaland oo mar walba ka baxsanayay tabinta offside-ka ee ay la damacsanaayeen.

Dhowr fursadood ayuuna helay Halland qeybtii hore iyadoo goolhaye Kelleher uu labo fursadood oo halis ah uu badbaadiyay.ย  Halka dhanka Liverpool uu David Nunez labo jeer fursado fiican ka qasaariyay. ย  Manchester City ayaa hogaanka qabatay ciyaarta markii ay socotay 10 daqiiqo iyadoo karoos uu soo qaaday Kevin de Bruyne uu shabaqa ku taabtay Erling Haaland oo kubada kaga hormaray daafaca Joe Gomez.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 23

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.