Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Man United Oo Ka Jawaabtay Wararka Harry Maguire La Xidhiidhinaya Aston Villa…
 Man United Oo Ka Jawaabtay Wararka Harry Maguire La Xidhiidhinaya Aston Villa…
Cayaaraha

Man United Oo Ka Jawaabtay Wararka Harry Maguire La Xidhiidhinaya Aston Villa…

by Raad Raac January 9, 2023 280 0 Comment

AA

Kooxda Man United ayaa ka jawaabtay wararka Kabtankooda Harry Maguire la xidhiidhinaya kooxda Aston Villa.

Saacadihii ugu dambeeyay waxa soo baxay warar sheegaya in uu Maguire qarka u saaranyahay ku biirista kooxda Aston Villa.

Xitaa waxa jira wara sheegaya in uu xiddigu ku sugan yahay magaalada Birmingham si uu u dhamaystiro heshiiska uu ugu biirayo kooxda.

Laakiin sida laga soo xigtay Fabrizio Romano, Man United ayaa beenisay wararkaas isla markaas ku tilmaamtay kuwo aanay waxba ka jirin.

Isla saxafiga ayaa sheegay in uuna jirin wax wadahadalo ah oo u dhexeeya labada kooxood iyo waliba xiddiga iyo kooxda Aston Villa.

Maguire ayaa la filayaa in uu sii joogo kooxda Man United iyada oo ay kooxdu si cad u sheegtay in uuna xiddigu ka tagayn kooxda suuqa January.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.