Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Man United Oo Dalab 86 Milyan Ka Gudbisay Daafaca Ugu Fiican Koobka Adduunka & Chelsea Oo La Tartameysa…
 Man United Oo Dalab 86 Milyan Ka Gudbisay Daafaca Ugu Fiican Koobka Adduunka & Chelsea Oo La Tartameysa…
Cayaaraha

Man United Oo Dalab 86 Milyan Ka Gudbisay Daafaca Ugu Fiican Koobka Adduunka & Chelsea Oo La Tartameysa…

by Raad Raac December 12, 2022 12 0 Comment

AA

Manchester United ayaa lagu waramayaa inay dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga kooxda RB Leipzig, Josko Gravdiol.

Tababaraha United Erik ten Hag ayaa doonaya inuu xoojiyo kooxdiisa bisha Janaayo iyadoo muhiimada ugu sareysay uu siinayo daafac cusub.

Sida ay sheegtay Foot Mercato, Gvardiol ayaa ah bartilmaameedkiisa koowaad.

Red Devils ayaa la aaminsan yahay inay durbaba ka gudbisay daafaca xulka Croatia lacag gaareysa 86 milyan ginni.

Laakiin waxay tartan adag kala kulmayaan kooxaha Manchester City iyo Chelsea.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.