Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. MAGAALADA QABRIDAHAR WAXAA KA FURMAY SHIRKA NABADGALYADA GOBALKA QORRAXEY
 MAGAALADA QABRIDAHAR WAXAA KA FURMAY SHIRKA NABADGALYADA  GOBALKA QORRAXEY
Wararka

MAGAALADA QABRIDAHAR WAXAA KA FURMAY SHIRKA NABADGALYADA GOBALKA QORRAXEY

by Fitaah Diinle January 1, 2023 34 0 Comment

AA

Magaalada Qabridahar waxaa ka qabsoomay shirka nabadgelyada gobolka Qorraxey.

Shir lagaga tashanayay sidii loo adkayn lahaa nabadgelyada gobolka Qorraxey ayaa ka qabsoomay magaalada Qabridaharre. Waxaana soo agaasimay hay’adaha amniga ee gobolka iyo kuwa maamulka magaalada, iyada oo uu shirgudoominayay Komishineer ku-xigeenka Komishinka Booliska DDS R/K. Cali C/Jabaar oo ay weheliyaan waxgaradka gobolkaasi.

Shirkan ayay ujeedadiisu ahayd sidii loo adkayn lahaa amniga loona sixi lahaa galdaloolooyinka jira ee gobolka, si wadajir ahna looga hortagi lahaa arrimaha keenaya amnidarrada loogana wadashaqayn lahaa iskuxidhka booliska iyo bulshada.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.