Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. MAGAALADA KEMER EE DALKA TURKIGA IYO DEGMADA BUURTINLE OO LA MATAANEEYNAYO
 MAGAALADA KEMER EE DALKA TURKIGA IYO DEGMADA BUURTINLE OO LA MATAANEEYNAYO
Wararka

MAGAALADA KEMER EE DALKA TURKIGA IYO DEGMADA BUURTINLE OO LA MATAANEEYNAYO

by Fitaah Diinle December 20, 2022 16 0 Comment

AA

MAGAALADA KEMER EE DALKA TURKIGA IYO DEGMADA BUURTINLE OO LA MATAANEEYNAYO IYO ARDEYDA PUNTLAND OO DALKAASI KA HELAYA FURSADO WAXBARASHO.

Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane iyo Xildhibaan Axmed Daad Jaamac oo tirsan Baarlamaan Dowladda Puntland iyo Guddiga Sare ee Jaaliyadda Puntland ee (PEDAN) oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay Mayorka magaalada Kemer ee Gobolka Antalya Mudane Necati Topaloglu.

Kulanka Xildhibaanada iyo Jaaliyadda Puntland ee Europe la qaateen Mayor Necati, ayaa waxaa uu noqday mirro dhal ah, Iyadoo la Isku afgartay in la mataaneeyo magaalada Kemer iyo Degmada Buurtinle, Sidoo kale waxaa ka mid ah Arrimaha la isla gaaray in Ardeyda Puntland fursad Waxbarasho ay ka helaan Gobolkaasi Antalya ee Dalka Turkiga.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.