Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Magaalada Adama waxaa ka furmay tababar ku saabsan la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo doorka warbaahinta.
 Magaalada Adama waxaa ka furmay tababar ku saabsan la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo doorka warbaahinta.
Wararka

Magaalada Adama waxaa ka furmay tababar ku saabsan la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo doorka warbaahinta.

by Fitaah Diinle December 24, 2022 12 0 Comment

AA

Tababarkan ayaa waxaa si wadajira isaga kaashaday Wasaaradda Adeegga Xidhiidhka Dowladda oo kaashanaysa qaar ka mid ah wasaaradaha heer federaal ee bahwadaagta la ah.

Wasiirka Wasaaradda Adeegga Xidhiidhka Dowladda Dr. Lagase Tullu oo ka hadlay furitaankii tababarkan ayaa sheegay in warbaahinta looga fadhiyo inay doorkeeda ka qaadato jihada la qaatay ee la-dagaallanka musuqmaasuqa.

Waxaana tababarkan kasoo qeybgalay hoggaamin heer federaal ah iyo masuuliyiin xafiisyada warfaafinta iyo wakaaladaha warbaahinta deegaannada dalka, tababarkan ayaana socon doona muddo laba maalmooda.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.