Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Madaxweyne ku-Xigeenka JSL oo Ka Hadlay Muhiimada Dekeda Berbera u Leedahay Barriga Afrika….
 Madaxweyne ku-Xigeenka JSL oo Ka Hadlay Muhiimada Dekeda Berbera u Leedahay Barriga Afrika….
Wararka

Madaxweyne ku-Xigeenka JSL oo Ka Hadlay Muhiimada Dekeda Berbera u Leedahay Barriga Afrika….

by Raad Raac January 18, 2023 16 0 Comment

AA

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici ayaa sheegay in Dekedda Berbera kaalin weyn ka qaadato quudinta malaayiin dadka qaxootiga iyo bara-kaceyaasha wadamadda Barriga Afrika.

Md. Saylici ayaa ku bogaadiyey shirkadda DP World maalgashiga ay ku samaysay. Fariin uu ku baahiyey bartiisa rasmiga ah ee Twitter-ka ayuu ku yidhi, “Dekadda Berbera ee Somaliland waxay door muhiim ah ka ciyaartaa qaybinta mucaawinooyinka malaayiin qaxoonti ah & dadka gudaha ku barakacay ee Bariga Afrika.” ayuu yidhi Md. Saylici.

Waxuu uuga mahadceliyey shirkada DP World iyo dalka Imaaraadka maalgashiga dekeda Berbera, “Waad ku mahadsan tahay maalgashiga Imaaraadka ee DP World, taas oo dekeddeenii ka dhigtay xudunta ugu weyn ee qaybinta mucaawinooyinka & hawlaha ganacsiga.

Hadalka Madaxweyne-xigeenka ayaa ku soo beegmaya xilli dekedda Berbera ay soo gaadheen maraakiib mucaawinooyin kala duwan u disa wadamadda deriska.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 28

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.