Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Madaxweyne Guudlaawe Oo Booqday Dhaawacyada Qaraxyadii Ka Dhacay Maxaas
 Madaxweyne Guudlaawe Oo Booqday Dhaawacyada Qaraxyadii Ka Dhacay Maxaas
Wararka

Madaxweyne Guudlaawe Oo Booqday Dhaawacyada Qaraxyadii Ka Dhacay Maxaas

by Maxamed Ajiib January 5, 2023 5 0 Comment

AA

Madaxweyne Guudlaawe Oo Booqday Dhaawacyada Qaraxyadii Ka Dhacay Maxaas
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Mahad Xasan Cusmaan iyo qaar kamid ah Wasiiradiisa ayaa Isbitaalka Erdogan ee Muqdisho ku booqday dadkii ku waxyeeloobay qarixii ay Al-shabaab shalay ka geysatay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha oo u kuurgalyay xaaladaha bukaanada dhaawaca ah ayaa mid mid u dultagay ciidankii iyo Shacabkii ay waxyeeladu kasoo gaareen Weerarkii Al-shabaab, isagoo warbixinno ku saabsan xaaladooda caafimaad ka dhageystay maamulka iyo dhakhaatiirta Isbitaalka Erdogan.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe yaa xusay in dagaaladii lala galay dagaalamayaasha Al-shabaab looga adkaay, iyagoo laga xureeyay deegaano degmooyin ka tirsan Hirshabeelle.
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay dhamaan dadkii ku shahiiday qaraxii saaka ee degmada Maxaas in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, Inta dhaawacyadu ka soo gaareenna uu Eebbe u boogo dhayo.
Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxyadii ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, waxaana qaraxyadii oo ahaa isku Is-miidaamin ah dhimasho iyo dhaawac ku noqday in ka badan 15 qof oo isugu jiray Askar iyo dad shacab ah.
May be an image of 4 people, people standing, indoor and hospital
Click to tag products
0
People reached
0
Engagements
–
Distribution score
Boost post
Like

Comment
Share

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.