MADAXWEYNE CAGJAR OO KULAN LAQAATAY WAFDI KA SOCOD JDFI.
Madaxweynaha DDS mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga JDFI, mudane Gabre Maskel, jala, oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socota Xafiiska Raysal wasaaraha iyo jibriga.
Kulankan ayaa lagaga wada hadlay xoojinta iyo kor-u-qaaddida dhoofinta Xoolaha iyo Jaadka iyo la dagaalanka ganacsiga sharci-darrada ah.