Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Madaxweynaha Somaland oo Xukumaddiisa Ku Sameeyey Xil ka qaadis…
 Madaxweynaha Somaland oo Xukumaddiisa Ku Sameeyey Xil ka qaadis…
Wararka

Madaxweynaha Somaland oo Xukumaddiisa Ku Sameeyey Xil ka qaadis…

by Raad Raac January 6, 2023 16 0 Comment

AA

Madaxweynaha Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay xil cusub magacaabay, halka uu xil-ka-qaadis iyo bedel ku sameeyey xubno xukuumadiisa ka tirsan.

Wareegtooyin shalay ka soo baxay xafiiska Madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in xil-ka-qaadis lagu sameeyey Cabdillaahi Abokor Cismaan, Wasiirkii hore Hawlaha Guud, Sunnaha Dawladnimo ayaa ah in uu xilku meerto yahay. Sidaa darteed laga bilaabo maanta (shalay) waxaan go’aamiyay inan kaa qaado xilkii Wasiirka Hawlaha Guud.

Dhinaca kale, wareegtada Madaxweynaha ayaa Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) loogu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ee Jamhuuriyadda Somaliland, halka Wasiirkii hore Wasaarada Arrimaha Bulshada Md. Mustafe Maxamuud Cali Bile loo bedelay Wasiirka cusub ee Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 69

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.