Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho
 Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho

by Maxamed Ajiib December 28, 2022 6 0 Comment

AA

Wafdi uu hoggaamimayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goordhow soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee magaalada muqdisho, iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha Jabuuti iyo Wafdiga la socda ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde kusoo dhaweeyay Madaxxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Raโ€™iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo kuxigeenkiisa, qaar kamid ah madaxda dowlad Goboleedyada iyo Xubno ka tirsan labada Golle ee dowladda iyo Saraakiisha Ciidamada.

Ujeedka Safarka Madaxweynaha Jabuuti u kuyimid Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in uu xarga kajiro doonaan, isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud dhismaha Xarunta Akeedemiyad Goboleedka Afka Somaaliga oo dhismaheeda ay iska kaashadeen Soomaaliya iyo Jabuuti.

Ammaanka Magaalada muqdisho ayaa Maanta aad loo adkeeyay, waxaana inta badan xiran waddooyinka muhiimka ah ee Caasimadda, iyada oo dadka dhibaato ku qabaan xirnaanshaha waddooyinka.

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.