Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. MADAXWEYNAHA JABUUTI OO KULAN KULA QAATAY MADAXTOOYADA DALKA XILDHIBAANAD ILHAAN OMAR.
 MADAXWEYNAHA JABUUTI  OO KULAN KULA QAATAY MADAXTOOYADA DALKA XILDHIBAANAD ILHAAN OMAR.
Wararka

MADAXWEYNAHA JABUUTI OO KULAN KULA QAATAY MADAXTOOYADA DALKA XILDHIBAANAD ILHAAN OMAR.

by Fitaah Diinle December 28, 2022 15 0 Comment

AA

Jabuuti: 28 December 2022: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa saaka Xarunta Madaxtooyada ee Dalka Jabuuti kulan Kula qaadatay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yusuf, waxaana looga hadlay Guud ahaan xaaladda Gobolka, maadaama Ilhaan Cumar ay ka midtahay Guddiga Arrimaha dibadda ee Congress-ka Maraykanka.

Ilhaan Cumar ayaa Jabuuti gaartay shalayto, kadib markii ay soo dhameysatay todobaad ay safar taariikhi ah ku joogtay Soomaaliya.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 32

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.