Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Somaliland oo Dacwad ka Gudbisay Kooxo Abaabulan oo Hurinaya Xaaladda Laascaanood….

Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka Dib Markii Denmark Lagu Gubay Kitaabka Quraanka Ah…

Somaliland Oo Shaacisay Arrin Halis Ku Ah Shacabka…

Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka Ka Furmaya Laascaanood…

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

  1. Home
  2. Wararka
  3. MADAXWEYNAHA JABUUTI AYAA XARUNTA MADAXTOOYADA JABUUTI KU QAABILAY MADAXWEYNAHA JUBALAND
 MADAXWEYNAHA JABUUTI  AYAA XARUNTA MADAXTOOYADA JABUUTI KU QAABILAY MADAXWEYNAHA JUBALAND
Wararka

MADAXWEYNAHA JABUUTI AYAA XARUNTA MADAXTOOYADA JABUUTI KU QAABILAY MADAXWEYNAHA JUBALAND

by Fitaah Diinle January 15, 2023 13 0 Comment

AA

Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa Xarunta Madaxtooyada ee dalkiisa ku qaabilay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa booqashada ku jooga Jabuuti.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Dowladda iyo shacabka Jabuuti uga mahad celiyay tageerada walaalnimo ee ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale Madaxweynaha Jabuuti ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Jubaland  Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa booqashada tariikhiga ah ee ay ku joogaan Jabuuti.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay tageerada dhinacyada kala duwan ah ee Dowladda Jabuuti ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed iyo iskaashiga dhinacyada hormarka iyo amniga.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Somaliland oo Dacwad ka Gudbisay Kooxo Abaabulan

by Raad Raac January 28, 2023 4

Daladda Ururrada Qurbe-joogta Reer Somaliland, ayaa Baaq ka soo saaray Xaaladda ka taagan Magaalada

Wararka

Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka

by Raad Raac January 28, 2023 1

Wasaaradda arrimaha debedda ee dalka Turkiga ayaa u yeedhan danjiraha Denmark ee dalkeeda fadhiya,

Wararka

Somaliland Oo Shaacisay Arrin Halis Ku Ah

by Raad Raac January 28, 2023 3

Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayaa shaacisay arrin halis ku ah shacabka Somaliland oo daawooyinka la

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.