Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA ISUTAGA IMAARAADKA CARABTA
 MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA ISUTAGA IMAARAADKA CARABTA
Wararka

MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA ISUTAGA IMAARAADKA CARABTA

by Fitaah Diinle January 18, 2023 102 0 Comment

AA

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi..

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay guud ahaan xaaladaha Hirshabeelle gaar ahaan amniga, howlgallada lagu ciribtirayo kooxda khawaarijta alshabaab ee ka socda deegaanada Hirshabeelle oo guulo muhiim ah laga gaaray iyo dardargalinta mashaariicda horumarinta.

Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa waxaa ka go.aan dhameystiran dagaalka lagula jiro alshabaab iyo sidi Degaanada Laga xureeyay gurmad iyo gargaar loo gaarsiin lahaa

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.