MADAXWEYNAHA DDS OO KULAN LAQAATAY BULSHADA KU DHAQAN GOBALKA ERER
Kulan uu Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar la qaatay odayaasha, waxgaradka iyo qaybo kamid ah dhalinyarada gobolka Erer ayay ku boggaadiyeen shirka weyn ee ay xukuumaddu ku qabatay magaalada Fiiq, waxa ayna sida oo kale dawladda ka codsadeen adeegyo horumarineed oo ay bulshadu tabayaan.