GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
MADAXWEYNAHA DDS OO GAROON DIYAARADEED KA DHAGAX-DHIGAY MAGAALADDA WARDHEER.
Madaxweynaha DDS mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa duleedka magaalada Wardheer ka dhagax-dhigay garoon diyaaradeed.
Dhagax-dhiga garoonkani ayaa imanaya kaddib markii garoonkii hore ee ay cago dhigan jireen diyaaraduhu ay gaadheen xaafadaha magaaladu.
Madaxweynaha ayaana xusay ahmiyada ay leedahay in Wardheer ay hesho garoon ay diyaaraduhu kasoo dagi karaan isagoona xusay in garoonkani ku meel-gaadhka ah kaddib ay dawladda fadaraalka ah kala kaashanayaan in garoon casriya loo badalo mustaqbalka.