Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. MADAXWEYNAHA DDS OO GAARAY HADDA MAGAALADDA FIIQ EE GOBALKA ERER
 MADAXWEYNAHA DDS OO GAARAY HADDA MAGAALADDA FIIQ EE GOBALKA ERER
Wararka

MADAXWEYNAHA DDS OO GAARAY HADDA MAGAALADDA FIIQ EE GOBALKA ERER

by Fitaah Diinle January 5, 2023 36 0 Comment

AA

Waftigii uu hogaaminayay Madaxwaynaha DDS ayaa hada gaadhay Magaalada Fiiq ee xarunta gobolka Erer.

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Madaxwayne-ku-xigeenka, mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Af-hayeenka Golaha Xildhibaannada marwo Ayaan Cabdi iyo golaha fulinta deegaanka ayaa hadda gaadhay magaalada Fiiq ee xarunta gobolka Erer.

Qaybaha kala duwan ee shacabka magaalada ayaa si weyn usoo dhaweeyay waftiga madaxwaynaha.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.