GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
MADAXDA UGU SAREEYSO DFS AYAA KA QEYB GALAY MUNAASABAD LAGU SOO BANDHIGAAYAY ADEEG CUSUB OO UU SOO BANDHIGAY BANKIGA IBS
Raโisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa caawa ka qeyb galay munaasabad ay adeeg cusub kusoo bandhigeysay Bankiga IBS.