Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. MACHADKA DARAASADA SIYAASADA MUQDISHO OO SOO BANDHIGAY DOOD WADAAG KU SAABSAN SIYAASADDA
 MACHADKA DARAASADA SIYAASADA MUQDISHO OO SOO BANDHIGAY DOOD WADAAG KU SAABSAN SIYAASADDA
Wararka

MACHADKA DARAASADA SIYAASADA MUQDISHO OO SOO BANDHIGAY DOOD WADAAG KU SAABSAN SIYAASADDA

by Fitaah Diinle January 18, 2023 15 0 Comment

AA

Machadka Cilmibaarista iyo Daraasadka Siyaasadda ee Muqdisho ayaa Waxa uu soo qaban qaabiyey Barnaamij Dood Wadaag ah oo ku saabsan Siyaasadda Mareykanka ee Afrika, oo uu marti ku ahaa Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Mr Larry Andre.

Dooda Waxaa ka soo qeyb galay marti kala duwan oo isugu jirta, Siyaasiyiin, Xildhibaano, Haween, Bahda Waxbarashada, Ururada Saxaafada, ururada Bulshada rayidka ah, Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed, Midowga Jaamacadaha Soomaaliya, Midowga Bankiyada iyo aqoonyahanno magac ku leh dalkeenna.

Waxaa ugu horeyn dooda furay Guddoomiyaha Machadka Yasir Mohamed Abdirahman kuna soo dhaweeyey Safiir Larry.

Safiirka Mareykanka ayaa khudbad ka jeediyey shirka Waxa uuna sheegay in Dowlada Mareykanka ay Afrika gaar ahaan Soomaliyab ay door muuqda iyo waxqabad la taaban karo ka saameeyeen dhowr qeybood oo muhiim ah horumarinta kaabayaasha Bulshada iyo Dowladnimada.

Dooda oo socotay qiyaastii laba saacadood ayaa ka soo qeyb galayaasha waxa ay suโ€™aalo toos ah ay weydiinayeen Safiirka oo taabaneysay dhinacyada Dhaqaalaha, Amniga iyi Siyaasadda Mareykanka ee la xeriirta Dowlad dhiska Soomaaliya iyo Horumarinta guud ee doorka Dowlada Mareykanka ee Soomaaliya.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.