Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. MAAMULKA TOG-WAJAALE OO LUGU QABTAY WAXQABADKA MIISAANIYADDA 6 BILOOD EE LA SOO DHAAFAY
 MAAMULKA TOG-WAJAALE OO LUGU QABTAY WAXQABADKA MIISAANIYADDA 6 BILOOD  EE LA SOO DHAAFAY
Wararka

MAAMULKA TOG-WAJAALE OO LUGU QABTAY WAXQABADKA MIISAANIYADDA 6 BILOOD EE LA SOO DHAAFAY

by Fitaah Diinle January 10, 2023 39 0 Comment

AA

Waxaa Maamulka Magaalada Tog-wajaale lagu qabtay kulan lagu qiimeynayay waxbixinta waxqabadka sannad-miisaaniyeedka 2015-ka 6-dii bilood ee la soo dhaafay.

Kulankan oo uu shir-guddoominaayay siihayaha Duqa Maamulka Magaalada Tog-wajaale ahna ku-xigeenka Duqa Mudane Muxyadiin Cabdi ayna ka soo qeybgaleen masuuliyiinta Maamulka Maamulka Tog-wajaale ayaa lagu soo bandhigay warbixinta waxqabadka sannad-miisaaniyeedka 2015-ka ee 6-dii bilood ee la soo dhaafay, adeegbixinta guud, waxqabadka qorshihii baraamijka dalag iyo daryeel iyo dakhliga.

Mudane Muxyadiin Cabdi sii hayaha jagada Duqa Maamulka Magaalada Tog-wajaale ahna ku-xigeenka duqa ayaa sheegay inay guulo wanaagsan ka keeneen dhanka dakhli-uruurinta, qorshihii barnaamijka dalag iyo daryeel iyo adeegbixinta ayna u qorshaysan tahay inay sii xoojiyaan.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.