MAAMULKA MAGAALADA JIGJIGA OO BOOQDAY DUGSIYADDA MAAMULKA MAGAALADA JIGJIGA.
Masuuliyiinta Maamulka Magaalada Jigjiga ayaa soo kormeeray nidaamka baris-barasho iyo geeddi-socodka waxbarasho ee dugsiyada Maamulka Magaalada Jigjiga.
Masuuliyiinta ayaa sheegay in ujeedka kormeerkani uu yahay geeddi-socodka waxbarasho ee dugsiyada, dhegaysiga cabashada maamuleyaasha iyo macallimiinta dugsiyada iyo sidii ardayda baahiyaha gaarka ah qaba loo siin lahaa waxbarasho ay ku horumari karaan.