Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN OO SHEEGAY IN AYSAN CABSI GILIN KARIN ALSHABAAB SHACABKA REER HIIRAAN
 MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN OO SHEEGAY IN AYSAN CABSI GILIN KARIN ALSHABAAB SHACABKA REER HIIRAAN
Wararka

MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN OO SHEEGAY IN AYSAN CABSI GILIN KARIN ALSHABAAB SHACABKA REER HIIRAAN

by Fitaah Diinle January 14, 2023 44 0 Comment

AA

Maamulka Gobolka Hiiraan waxuu Ka Tac-siyeeynayaa shuhadadii ku geeriyooday iyo kuwa ku wax’yeeloobay qaraxyadii Argagixisada Aay ka geeysteen Degmooyinka Buulo-burde iyo Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan in Alle naxariistiisa Jano siiyo inta ku dhaawacan tayna alle u boogo dhayo waana ficil ka turjumaya quusta aay taagan yahiin Argagixisada oo awoododa aay dhamaatay.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Waxuu u Tacsiyeeynayaa Dhamaan shacabkii ku wax yeeloobay labadii qarax ee Buulo-burde iyo Jalalaqsi xili shacabka aay gudanyeen waajibaadka salaada oo aay ku weerareen masaajida iyo goobahooda ganacsiga iyo Guryahooda oo ah ficilo waxuushnimo ah.

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan waxuu Dardargelinayaa Dadaalada amniga Gobalka Hiiraan asigoo faray hay’addaha amniga in si Dardar leh looga hortago dhagata khawaarijta.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.