MAAMULKA DAGMADDA HARGEELLE AYAA CASHO SHARAF U SAMEEYAY HOGAAMINTA GOBALADA LIIBAAN IYO DAAWA.
Maamulka degmada Hargeelle ayaa casho-sharaf u sameeyey hogaaminta gobollada Liibaan iyo Daawa ee tababarka hogaaminta dhexe uga socday magaalada Hargeelle.
Hogaamintani kala duwan ee kasoo qeybgashay casho sharaftaasi ayaa sheegay in kulamada noocani oo kale ah ee la iskugu imaanayaa ay yihiin kuwo muhiim ah oo soo kordhinaya khibrad-is-waydaarsi iyo isfahan.