Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. KULAN WACYIGILIN AH OO LOOGU DIYAAR-GAROOBAAYO OLALAHA TALAALKA JADEECADDA OO KA DHACAY MAGAALADDA JIGJIGA.
 KULAN WACYIGILIN AH OO LOOGU DIYAAR-GAROOBAAYO OLALAHA TALAALKA JADEECADDA OO KA DHACAY MAGAALADDA JIGJIGA.
Wararka

KULAN WACYIGILIN AH OO LOOGU DIYAAR-GAROOBAAYO OLALAHA TALAALKA JADEECADDA OO KA DHACAY MAGAALADDA JIGJIGA.

by Fitaah Diinle December 25, 2022 20 0 Comment

AA

Kulan wacyigelin oo loogu diyaargaroobayo ol’olaha tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada iyo adeegyada iskudhafka ah ayaa lagu qabtay magaalada Jigjiga.

Kulankan oo uu Xafiiska Caafimaadka DDS soo diyaariyay ayaa waxaa kasoo qeybgalay dhammaan bahwadaagta xafiiska caafimaadka iyo wakiillo ka socda Wasaaradda Caafimaadka Dalka.

Waxaana lagu soo bandhigay habka diyaargarowga fulinta ol’olaha tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada iyo adeegyada iskudhafka ah iyo sida oo kale wacyigelinno dheeraad ah oo laga siinayo bahwadaagta ol’olahan oo laga billaabayo deegaanka bari oo ku beegan 17-ka tahsaas 2015 t.i.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.