Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. KULAN AY ISKUGU YIMAADEEN ODIYAASHA , DHALINYARADDA IYO HAWEENKA , OO KA DHACAY MAGAALADDA HARGEYSA
 KULAN AY ISKUGU YIMAADEEN ODIYAASHA , DHALINYARADDA IYO  HAWEENKA , OO KA DHACAY MAGAALADDA HARGEYSA
Wararka

KULAN AY ISKUGU YIMAADEEN ODIYAASHA , DHALINYARADDA IYO HAWEENKA , OO KA DHACAY MAGAALADDA HARGEYSA

by Fitaah Diinle January 6, 2023 24 0 Comment

AA

Kulan ay iskugu yimaadeen Siyaasiyiinta,Cuqaasha, Haweenka iyo dhalinyaradda ee Dega Magaalada Hargaysa iyo Degmada fara-weyne ayaa xalay kulan ay isugu yimaadeen Hotel Baraar ee magaaladda Hargaysa waxay fariin wacyigalin ah u direen bulshada kuwaasi oo uguna Baaqay inay qaataan kaadhka Codbixinta kana Faa’iidaystaan Fursadda Kaadh qaadashadda,

Qaar ka mida siyaasiyiinta, Odayaasha, Waxgaradka, Haweenka iyo Dhalinyaradda oo Madasha ka hadlay ayaa dhamaantood iska daba Maray in kaadh qaadashadu Tahay Xuquuq uu Muwaadinku Leeyahay oo Datuuri ah, waxaanay Carabka ku adkeeyeen in loo baahan yahay In Qof walba Kaadhka Qaato

Maareeye ku xigeenka Madbacada Qaranka iyo Agaasimaha Sanduuqa horumarinta dhalinyarada oo kulanka soo Xidhay ayaa Ka Sheekeeyey ahmiyadda wayn ee ay leedahay Isdiiwaan galintu iyo Tartanka ay ku jiraan Degmoyinka Dalku loona baahan yahay in Qof kasta oo Degmada Fara_weyne iyo Hargaysa ka soo jeedaa Xil iska Saaro inuu Kaadhka Codbixinta qaato Maadaama ay tahay Furasad Bulshaduna Xil iska saarto kana Faaiidaysto.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 51

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.