Rasomit Rasomit

Breaking News

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Kulamada Semi-Final Koobka Adduunka & Wakhtiga La Ciyaari Doono…
 Kulamada Semi-Final Koobka Adduunka & Wakhtiga La Ciyaari Doono…
Cayaaraha

Kulamada Semi-Final Koobka Adduunka & Wakhtiga La Ciyaari Doono…

by Raad Raac December 11, 2022 584 0 Comment

AA

Koobka adduunka ayaa maraya wareegyadii gabo-gabada iyada oo ay 4 xul oo kaliya isugu soo hadheen tartanka kadib markii uu muddo soo socday tartanka.

Xulalka France, Morocco, Argentina iyo Croatia ayaa ah xulalka 4-ta ah ee isugu soo hadhay wareega Semi-Final-ka ama 4 dhamaadka koobka adduunka ka socda dalka Qatar.

Kulanka hore ee Semi-final-ka koobka adduunka ayaa dhexmari doona xulalka Argentian iyo Croatia iyada oo kulankaas dhici doono 13 bishan haatan lagu jiro.

Kulanka ayaa dhici doona maalinta Salaasada ah ee soo socota iyada oo xulalka Argentian iyo Croatia ku kala bixi doonaan isla markaas midkood gaadhi doono final-ka koobka adduunka.

Kadib waxa wada ciyaari doona xulalka Morocco Vs France kaas oo dhici doona 14 bishan haatan lagu jiro ee December.

Kulanka ayaa dhici doona maalinta Arbacada iyada oo xulka soo baxa dhamastiri doono Final-ka koobka adduunka Qatar 2022.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 10

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 26

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.