Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka Ka Furmaya Laascaanood…

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Kooxda Shakhtar Oo Arsenal U Sheegtay Halka Waddo Ee Ay Ku Heli Karaan Mykhailo Mudryk..
 Kooxda Shakhtar Oo Arsenal U Sheegtay Halka Waddo Ee Ay Ku Heli Karaan Mykhailo Mudryk..
Cayaaraha

Kooxda Shakhtar Oo Arsenal U Sheegtay Halka Waddo Ee Ay Ku Heli Karaan Mykhailo Mudryk..

by Raad Raac December 12, 2022 8 0 Comment

AA

Agaasimaha ciyaaraha kooxda  ee  Darijo Srna ayaa qiray in kooxo kala duwan ay u waalanyaan saxiixa Mykhailo Mudryk

Wargeyska Marca ayuu agaasimahaas ka yiri” kooxdii dooneysa Mykhailo Mudryk waa in ay lacag badan bixiyaan  haddii kale kooxda ma iibineyso”.

Waxa uu intaas sii raaciyay” Jack Grealish  waxaa lagu iibiyay lacag 100 milyan kor u dhaafeysa , sidaa darteed Mykhailo Mudryk intaas kama yaraan karo”.

Arsenal ayaa xagaagii la soo dhaafay  waxa ay 100 milyan oo gini ku  soo iibsadeen Jesus , Fábio Vieira iyo Oleksandr Zinchenko

Wargeyska The Sun ayaa qoraya in Arsenal diyaar u yihiin in ay bixiyaan kaliya 50 milyan balse qiimahaas  waa ka hooseeya midka kooxda reer Ukrine dalbanayaan

Mykhailo Mudryk ayaa xilli ciyaareedkaan dhaliyay 8 gool halka 7 kalana uu sameeyay

Arsenal ayaa dooneysa in garabka iska xoojiyaan gaar ahaan markii amaahda ay xagaagii hore ku direen Nicolas Pepe

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka

by Raad Raac January 28, 2023 6

Shirka Isimada Dhaqanka iyo guddiyo kale oo weheliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Laascaanood

Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 51

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.