Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. KOOXDA JUVENTUS KAALINTA AY KU JIRTO MAXAAD KALA SOCOTAA
 KOOXDA JUVENTUS KAALINTA AY  KU JIRTO MAXAAD KALA SOCOTAA
Cayaaraha

KOOXDA JUVENTUS KAALINTA AY KU JIRTO MAXAAD KALA SOCOTAA

by Fitaah Diinle January 8, 2023 4 0 Comment

AA

Kooxda Juventus ayaa u muuqata kuwo dib u helay natiijooyinkii fiicnaa iyaga oo kaalinta 2-aad ka galay kala saraynta horyaalka Talyaaniga.

Kadib markii ay si xun ku bilowdeen xilli ciyaareedkan Juventus ayaa kaalinta 2-aad ka gashay kala saranta horyaalka waxana ay kala bexeen kooxda Ac Milan.

Kooxda Juventus ayaa ka badisay kooxda Udinese iyaga oo gaadhay guushoodii 5-aad oo xidhiidh ah horyaalka Talyaaniga.

Juventus ayaa daqiiqadii 86-aad dhalisay goolka guusha kadib markii ay inta badan ciyaarta maamuleen isla markaas ahaayeen kuwa fiican.

Xiddiga reer Brazil ee Danilo ayaa ahaa xiddiga kooxdiisa u hibeeyay 3-da dhibcood ee kulanka isaga oo gacanta u galiyay guushii 11-aad ee horyaalka Talyaaniga xilli ciyaareedkan.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.