Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. KOOXDA BARCELONA OO ISHA KU HEEYSO CIYAAR YAHAAN KU CIYAARO LUGTA BIDIX.
 KOOXDA BARCELONA OO ISHA KU HEEYSO CIYAAR YAHAAN KU CIYAARO LUGTA BIDIX.
Cayaaraha

KOOXDA BARCELONA OO ISHA KU HEEYSO CIYAAR YAHAAN KU CIYAARO LUGTA BIDIX.

by Fitaah Diinle January 7, 2023 5 0 Comment

AA

Maamulka Barcelona ayaa si weyn uga fikareysa in fursaddii suuqa u dhaqaaqaan inta uu furan yahay ayna kooxda keenaanย  daafac cusub

Waxa ay isha ku hayaan saxiixa daafaca kooxda Frankfort ee Evan Ndicka sida laga soo xigtayย  Sport1
Evan Ndicka ayaaย  jira 23 sano waxa uuna hishiiskiisa kooxdaas reer Jarmal dhacayaa xagaaga soo socda taasi oo keentay in kooxo kala duwan soo damaaciyaan

Daafacaan ayaa ku ciyaara lugta bidix iyadoo la ogsoon yahay in xiddigaha Barcelona ee Arojo , Garcia , Kounde iyo

Christensen ku ciyaartaan cagta middig

Qiimihiisa suuqa haatan waxaa lagu qiyaasayaaย  30 milyan oo euro , waxa uuna asaasi ka yahay kooxdaas reer Jarmal

Barcelona waxa ay loolan kala kulmeysa kooxo ay ka mid yihiin Juventus iyo Milan kuwaasi oo xiiseynaya daafcaan cajiibka ah

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 68

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.