Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. KOMISHINEER AXMED OO KA MID AH KOMISHINKA SOMALILAND OO MAANTA BOOQDAY GOOBAHA COD BIXINTA DAGMADDA HARGEYSA
 KOMISHINEER AXMED OO KA MID AH KOMISHINKA SOMALILAND OO MAANTA BOOQDAY GOOBAHA COD BIXINTA DAGMADDA HARGEYSA
Wararka

KOMISHINEER AXMED OO KA MID AH KOMISHINKA SOMALILAND OO MAANTA BOOQDAY GOOBAHA COD BIXINTA DAGMADDA HARGEYSA

by Fitaah Diinle January 10, 2023 96 0 Comment

AA

Komiishaneer Axmed Yuusuf, oo ka mida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku soo maray qaar ka mid ah goobaha diiwaangelinta codbixiyayaasha ee hoos yimaada degmada Hargeysa

 

Komiishaneer Axmed Yuusuf iyo masuuliyiintii kale ee la socday degaanda ay mareen wax ka mida ahaa degaanada Dacarbudhuq, Gadhka-Warsamexaad iyo goobo kale, waxaanay u kuur-galeen sida diiwaan-gelintaasi uga socoto goobihii ay mareen, waxaanay warbixino ka dhageysteen hawl-wadeenada komishanka doorashooyinka ee goobahaas ku sugnaa.

 

Hawl-wadeenada komishanka doorashooyinka ee goobahaas ku sugnaa ayaa waxay Komishaneed Axmed Yuusuf warbixin ka siiyeen sida shaqada u socoto iyo arrumaha caqabadaha ah ee goobahaas ka jira ee u baahan in xal loo helo.

 

Komishaneer Axmed Yuusuf ayaa u mahadceliyay hawl-wadeenada komishanka doorashooyinka qaranka, dadka dadkii ku sugnaa goobahahaas diiwaan-gelinta, waxaanuu tilmaamay in komoshanku diyaar u yahay wax ka qabshada arrimaha la xidhiidha fudaynta shaqada diiwaan-gelinta.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 68

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.