Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. JUG XOOGAN OO LAGA MAQLAY AGAGAARKA XARUNTA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR
 JUG XOOGAN OO LAGA  MAQLAY AGAGAARKA XARUNTA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR
Wararka

JUG XOOGAN OO LAGA MAQLAY AGAGAARKA XARUNTA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR

by Fitaah Diinle January 22, 2023 16 0 Comment

AA

Jugta qarax xoogan ayaa waxaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in qaraxa lagu weraray Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ay ku Shaqeeyaan masโ€™uuliyiinta sar sare ee Maamulka.

Qaraxa ayaa wararka aan helnay ayaa sheegaya in uu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaaaha qarxa, kaas oo lagu dhuftay darbiga dambe ee Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana qaraxa kadib xigay rasaas xoogan oo la maqlay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in rag hubeysan ay gudaha u galeen Xarunta Maamulka gobolka Banaadir oo Shaqooyin kala duwan ay ka socdaan, waxaana jira khasaarooyin kala duwan oo qaraxa ka dhashay.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.