GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
Jadwalka Tartanka Horyaalka Horyaallada (Somaliland Champions League)
Xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa soo saaray jadwalka kulamada horyaalka horyaallada (Somaliland Champions League) oo todobaadkan bilaabmi doona.
Qoraal ay soo saareen shalay ayay xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ku shaaciyeen jadwalka kulamada horyaalka horyaallada ย Somaliland Champions League waxaanu u dhignaa sidan