Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. ISKAASHATADA MURUQ MAAL OO DOORATAY HOGAAN CUSUB .
 ISKAASHATADA MURUQ MAAL OO DOORATAY HOGAAN CUSUB .
Wararka

ISKAASHATADA MURUQ MAAL OO DOORATAY HOGAAN CUSUB .

by Fitaah Diinle January 6, 2023 15 0 Comment

AA

Iskaashatada Caano-leyda Suuqa Gobanimo ee magaaladda Hargeysa ee Muruq Maal ayaa doortay hogaan cusub oo hogaamin doona ururkaas.

Munaasibadii lagu dooranaayey hoggaanka ururka Caano-leyda Muruq Maal ee suuqa Gobanimo ayaa waxa goob joog ka ahaa xubnaha iskaashatadan ,waxaana goobta lagu dooranaayey hogaanka ururkan ka hadlay xubno kamid ah Iskaashatada Muruq-maal,iyaga oo duco iyo waanoba u jeediyey xubnaha cusub ee loo doortay hoggaanka hagi doona iskaashatadan.

Guddoomiyaha ururka Muruq Maal ayaa loo doortay Xaliimo Yuusuf Nuur,halka guddoomiye ku xigeenna loo doortay Aamina Daahir Cali,waxaana Xoghaye loo doortay Yurub Camaje Xasan.

Xubnaha ururka Muruq Maal ee caano-leyda suuqa Gobanimo ee caasimadda Hargeysa oo markii la doortay hogaankooda cusub goobta ka hadlay ayaa soo dhaweeyey hogaanka cusub ee ururkaas loo doortay,iyaga oo ballan qaaday inay la shaqayn doonaan.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.