Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Iran oo Xukuno ku riday illaa 400 oo qof oo ka mida dibed-baxayaasha dalkaas…
 Iran oo Xukuno ku riday illaa 400 oo qof oo ka mida dibed-baxayaasha dalkaas…
Wararka

Iran oo Xukuno ku riday illaa 400 oo qof oo ka mida dibed-baxayaasha dalkaas…

by Raad Raac December 16, 2022 7 0 Comment

AA

Maxkamad ku taalla magaalada Tehran ee dalka Iran ayaa 400 oo qof ku xukuntay xabsi gaadhaya illaa 10 sannadood, ka dib markii lagu eedeeyey inay ku lug yeesheen mudaharaadadii ka dhashay, dhimashada Mahsa Amini.

Muddo ku dhow saddex bilood waxaa dalka Iran ka socda mudaharaado baahsan, kuwaas oo saraakisha amniga ee dalkaasi ay ku tilmaameen inay yihiin “rabshado”, waxaana mudaharaadadani ay soo bilaabmeen, ka dib markii ciidamada anshaxa ee dalkaasi ay xabsiga dhigeen Mahsa Amini oo ahayd gabadh yar, hase ahaatee markii dambe waxay ku geeriyootay iyada oo ku jirta gacanta laamaha ammaanka.

Revolutionary Court, nationwide protests in Iran دادگاه انقلاب اسلامی رسیدگی به اتهامات معترضان ۱۴۰۱

Madaxa garsoorka ee dalka Iran Ali Alghasi-Mehr ayaa sheegay in ka dib markii maxkamaddu ay dhegaysatay eedaha la soo jeediyey, inay 160 qof ku xukuntay xabsi u dhexeeya shan sannadood illaa 10 sannadood, 80 qof oo kalena laba illaa shan sannadood halka ay 160 qof oo kalena ku xukuntay illaa laba sanadood.

Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ayaa dhegaha ka furaysatay cambaaraynta caalamiga ah ee uga imanaysa, habka ay ula macaamishay debedbaxayaasha, gaar ahaan xukunadii deldelaadda ahaa ee ay ku fulisay qaar ka mida debedbaxayaasha.

AFP

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.