Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. IMTIXAANKA FASALKA 12 WAXAA U FADHISTAY 65 MAXABIISTA KOMISHINEERKA KOMISHINKA ASLUUBTA DSS.
 IMTIXAANKA FASALKA 12 WAXAA U FADHISTAY 65 MAXABIISTA KOMISHINEERKA KOMISHINKA ASLUUBTA DSS.
Wararka

IMTIXAANKA FASALKA 12 WAXAA U FADHISTAY 65 MAXABIISTA KOMISHINEERKA KOMISHINKA ASLUUBTA DSS.

by Fitaah Diinle December 27, 2022 14 0 Comment

AA

“Waxaa guul noo ah in imtixaamka shahaadiga ah ee fasalka 12aad maanta ufadhiistaan 65 arday oo ka mid ah maxaabiista”, Komishinneerka Komishinka Asluubt DDS.

65 arday oo ka mid ah maxaabiista ku xaraysan xarumaha dhaqantoosinta Deegaanka ayaa u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad wajigiisa labaad oo si rasmi ah u billaabmay.

Masuulka ayaa wuxuu sheegay in dood muddo dheer socotay oo ay la galeen Wasaaradda Waxbarashada heer federaal iyo heer deegaanba in maxaabiistu fursad uhelaan in imtixaamka shahaadiga ah ufadhiistaan kaddib ay arintani ka hirgashay meelo kooban oo dalka ah.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 64

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.