Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. IBRAHIM VIC OO SHEEGAY IN MESSI LA XASUUSAN DOONO QAAB CIYAAREEDKIISA IYO TAARIIKHDA UU KA SAMEEYAY KUBADDA CAGTA
 IBRAHIM VIC OO SHEEGAY IN MESSI LA XASUUSAN DOONO QAAB CIYAAREEDKIISA IYO TAARIIKHDA UU KA SAMEEYAY KUBADDA CAGTA
Cayaaraha

IBRAHIM VIC OO SHEEGAY IN MESSI LA XASUUSAN DOONO QAAB CIYAAREEDKIISA IYO TAARIIKHDA UU KA SAMEEYAY KUBADDA CAGTA

by Fitaah Diinle January 26, 2023 18 0 Comment

AA

Weeraryahanka kooxda AC Milan ee Zlatan Ibrahimovic ayaa ka hadlay xulkii Argentina ee bishii hore ku guuleystay Koobkii Aduunka ee Qatar ka dhacay.

 

La Albiceleste ayaa kusoo guuleystay Koobka aduunka oo ay rigoorayaal kaga qaadeen, goolhaye Emiliano Martinez iyo kabtan Lionel Messi ayaa ahaa xiddigaha ugu doorka weyn.

 

Xiddigaha xulka ayaa sida caadiga ah si weyn ugu damaashaaday guushoodaas balse dabaaldegyadooda qaar ayaa loo arkay kuwo ka badbadis ah sida goolhaye Martinez oo marar badan ku jeesjeesay weeraryahanka France ee Kylian Mbappe.

Ibrahimovic oo wargeyska Marca la hadlay ayaa sheegay in Messi loo arko midka ugu fiican abid oo markasta la xasuusan doono mustaqbalka balse xiddigaha kale ee Argentina ay si xun u dhaqmeen Koob dambena ku guuleysan doonin.

 

โ€œMessi waxa loo tixgeliyaa midka ugu wanaagsan taariikhda waxaana lagu xasuusan doonaa inuu Koobka aduunka ku qaaday Qatar balse waxaan u werwersanahay ciyaartoyda kale ee xulka Argentina sababtoo ah waxkale kuma guuleysan doonaanโ€ ayuu yidhi Ibra.

โ€œMessi waxkasta wuu kusoo guuleystay waana la xasuusan doonaa balse inta kale si xun ayay u dhaqmeenโ€

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 73

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.