Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. HOGAAMIYAASHA HORYAALKA SAUDI ARABIA MA U CIYAARI DOONAA CR7 KULANKA MAANTA .
 HOGAAMIYAASHA HORYAALKA SAUDI ARABIA MA U CIYAARI DOONAA CR7 KULANKA MAANTA .
Cayaaraha

HOGAAMIYAASHA HORYAALKA SAUDI ARABIA MA U CIYAARI DOONAA CR7 KULANKA MAANTA .

by Fitaah Diinle January 5, 2023 353 0 Comment

AA

Kooxda Al-Nassr ayaa shaacisay in ay soo gaadhay warqad uga timid xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA oo ku saabsan saacado ka kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda Al-Tai FC kulan ka tirsan horyaalka Saudi Arabia.

Sida laga soo xigtay wargayska Sport, warqada uga timid FIFA kooxda Al-Nassr ayaa sheegtay in uuna xiddigu qaadan doonin wax ganaax ah sidaas darteed uu xiddigu ciyaari karo kulanka maanta.

Kooxda Al-Nassr ayaa haatan kaliya u baaahan in ay kooxdeeda ka saarto mid ka mid ah xiddigaha aan u dhalan dalka Saudi Arabia si ay u diwaan galiyaan Cristiano si uu u ciyaaro kulanka.

Ronaldo ayaa Al-Nassr ugu soo biiray heshiis 2 sano ah oo ilaa xagaaga 2025 ah waxana uu kooxda u xidhan doonaa Lambarkii uu ku caan baxay ee No.7.

Kooxda Al-Nassr ayaa hogaaminaysa horyaalka Saudi Arabia iyaga oo ku hogaaminaya 26 dhibcood 11 kulan oo la ciyaaray ilaa haatan horyaalka.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.