Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Hindiya Iyo Shiinaha Oo Ku Dagaalamay Xadka Ka Dhaxeeya…
 Hindiya Iyo Shiinaha Oo Ku Dagaalamay Xadka Ka Dhaxeeya…
Wararka

Hindiya Iyo Shiinaha Oo Ku Dagaalamay Xadka Ka Dhaxeeya…

by Raad Raac December 14, 2022 8 0 Comment

AA

Hindiya ayaa sheegtay ciidamadeeda dagaal iney kula galeen kuwa Shiinaha xadka ay labada dal ku muransan yihiin.

Iska horimaadka labada djhinac dhexmaray ayaa la sheegay inuu qasaara ba’an uu ka dhalan sida lagu baahiyey warbaahinta afka dowladda Hindiya ku hadasha.

Xadka ay ku dagaallameen ciidmada Delhi iyo kuwa Beijing waxaa ku sugan ciidamo aad u badan, iyada oo isku dhacan cusub uu yahay kii ugu horreeyey oo dhaca muddo laba sana ah iyada oo ay ku dhinteen 24 askari.

Hase yeeshee Shiinaha ayaan ka hadal isku dhacan cusub inkasta oo ay xaaladdu ku tilmaantay mid xasiloon.

Labadan dal ee heysta Nukliyerka waxaa ka dhexeeyay taarikh dheer oo ah khilaaf dhanka xadka ah kaas oo in muddo ah soo jiitamayay.

Marka howlagallada ay ka sameeyaan ciidammada Shiinaha iyo Hindiya ayaa horseeday isku dhacyo joogto ah balse la iskuma adeegsan wax rasaas ah muddo ka badan 40 sanno.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 61

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.