Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Caafimaadka
  3. HAYADA DHAQAATIIRTA XUDUUDA AAAN LAHEEN OO LAGU SOODHAWEEYAY MAGAALADDA JOWHAR
 HAYADA DHAQAATIIRTA XUDUUDA AAAN LAHEEN OO LAGU SOODHAWEEYAY MAGAALADDA JOWHAR
Caafimaadka

HAYADA DHAQAATIIRTA XUDUUDA AAAN LAHEEN OO LAGU SOODHAWEEYAY MAGAALADDA JOWHAR

by Fitaah Diinle January 11, 2023 160 0 Comment

AA

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, Wasiir Dowlaha iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa magaalada Jowhar kuso dhaweeyay wafdi ka socday Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduuda Leheen (MSF), shirna kula qaatay xarunta Wasaaradda Caafimaadka DG Hirshabeelle.

Wasiirka iyo wafdiga ayaa qiimeyn iyo kormeer u tagay Isbitaalka Guud ee magaalada Jowhar, ayagoo u kuur-galay xaalada bukaanada iyo guud ahaan shaqada ka socota isbitaalka. Sido kale wafdiga ayaa booqday xarumo ay deganyihiin dad barakacayaal ah.

Shirka ay qaateen Wasaaradda iyo Haya’adda MSF ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac, iyo in la iska kaashado sidii loo horumarin lahaa adeegyada caafimaad ee ay Wasaaradda u hayso bulshada Hirshabeelle.

—

Today, the Minister of Health, Dr. Mohamed Abdirahman Khalif, the State Minister and the Director General welcomed and had a meeting with a delegation from Doctors Without Borders (MSF) in Jowhar.

The minister and the delegation visited the Jowhar Regional Hospital, and other healthcare centers for assesment. The delegation also visited IDP camps.

The meeting held by the Ministry and the MSF focused on cooperation between the two sides in order to improve the healthcare services in Hirshabelle State.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.