Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. HARGEYSA MASTER PLAN AYAA MAALINTII 7AAD SHAQADDA KA WADDA DAGMADA MAXAMAD MOOGE
 HARGEYSA MASTER PLAN AYAA MAALINTII 7AAD  SHAQADDA KA WADDA DAGMADA MAXAMAD MOOGE
Wararka

HARGEYSA MASTER PLAN AYAA MAALINTII 7AAD SHAQADDA KA WADDA DAGMADA MAXAMAD MOOGE

by Fitaah Diinle December 24, 2022 23 0 Comment

AA

Hawl wadeenadda Ururinaya Xogta Dhaqan Dhaqaale Ee Qorshe Magaaleedka Magaladda Hargeysa ‘’Hargeysa Master Plan’’ Ayaa Maalintii 7aad Shaqadda Ka Wada Degmadda Maxamed Mooge Ee Magaaladda Hargeysa.

24-12-2022 ‘’Xafiiska Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud’’ Hawlwadeenadda Ururinaya Xogta Dhaqan Dhaqaale Ee Qorshe Magaaleedka Magaladda Hargeysa ‘’Hargeysa Master Plan’’ Ayaa Maalintii 7aad Shaqadda Ka Wada Degmadda Maxamed Moooge Ee Magaaladda Hargeysa.

Hawl wadeenaddan Shaqadda Ka Wada Degmadda Maxamed Mooge Ayaa Aha Hawl wadeenadda Qaadaya Xogta Dhaqan Dhaqaale Ee Qorshe Magaaleedka Magaladda Hargeysa ‘’Hargeysa Master Plan’’, Iyagoo Guri Kasta Ka Ururinaya Xogta Muhiimka U Ah Hargeysa Master Plan, Taas oo Hawlwadeenadan Hore Loogu Tobabaray.

Hawl wadeenadda Maalintii lixaad Shaqada Ka Wada Degmadda Maxamed Mooge Ayaa Ah Sideed Kooxood, Waxaanay Koox Kasta Usii Qeybsantahay Sideed Qof Oo Iskugu Jira Hawlwadeeno Ka Kala Socda Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Iyo Dawladda Hoose Ee Caasimadda Hargaysa.

Hawl wadeenada Qaadaya Xogta Dhaqan Dhaqaale Ee Qorshe Magaaleedka Magaladda Hargeysa ‘’Hargeysa Master Plan’’ Ee Maalintii Labaad Shaqada Ka Wada Degmadda Maxamed Mooge Ayaa Si Wanaagsan Uga Wada Shaqadii Loo Diray iyo Goobihii Loo Cayimay,

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 19

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.