Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. HADAL AAN FARXAD U AHEEN SOMALIA OO KA SOO YEERAY DALKA KIINYA
 HADAL AAN FARXAD U AHEEN SOMALIA OO KA SOO YEERAY DALKA KIINYA
Wararka

HADAL AAN FARXAD U AHEEN SOMALIA OO KA SOO YEERAY DALKA KIINYA

by Fitaah Diinle January 12, 2023 16 0 Comment

AA

Kenya ayaa lagu wadaa inay dhawaan furtaan 7 Xafiisyo Cusub ee Ergada Diplomaasiyadeed , taasi oo qeyb ka ah Dib-u-habayntii u dambaysay ee Dowladda Madaxweyne William Ruto.

Qoraal Fulin Amar oo tirsigeedu yahay No.1 ee sanadka 2023-ka ayuu soo saaray Madaxweyne Ruto, taasi oo lagu yegleelayo 7 Ergooyin cusub oo Diplomaasi oo laga furi doono Caasimaddaha dalalka Djibouti, Switzerland, Indonesia iyo magaallooyinka Caruusha ee Tanzania, Goma ee dalka Koongada Dimuqraadiga iyo Hargeysa (Somaliland).

Sida laga soo xigtay Xogta Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya waxaa lagu xusay in Xafiisyada Ergooyinka cusub ee Djibouti, Indonesia iyo Somaliland loo adkeeyey inay noqon doonaan dalalka Khaaska ah.

Xafiisyada Cusub ee Hawlgallada Ergooyinka Diplomasiyadeed ee Kenya ku leeyihiin dalalka Dibedda waxay tirada Guud ka dhigaysaa 60 Xafiis, halka ay markii hore ka ahaayeen 60 Xafiis.

Xafiisyada Ergada Diplomaasiyadeed waxay kordhin doonaan Wakiilada Kenya u jooga dalalka Shisheeyaha, xilli ay Dowladda Madaxweyne William Ruto doonayso in la labanlaabo Xiriirada Horumarinta Ganacsiga, Dhaqaalaha iyo Dhaqanka ee lala leeyahay dalalka kale

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.